RW Rooble oo War ka soo saaray shirka Wadatashiga ee beri ka furmaya Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xusseen Rooble, ayaa sheegay inuu rajeynayo in guul uu kusoo dhammaado shirka golaha wada-tashiga qaran ee la filayo inuu ka furmo magaaladda Muqdisho. Rooble ayaa xusay inay ka go’antahay fududeynta wax kasta oo guul u horseedi kara shirka, isaggoo siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahad celiyey taageerada ay … Continue reading RW Rooble oo War ka soo saaray shirka Wadatashiga ee beri ka furmaya Muqdisho